|
Wararka
maanta
|
||
|
ABAARO
BA,AN OO KAJIRA GOBALKA WAQOOYI BARI EE KENAY. Dad ka reer guuraaga ah ee kudhaqan gobolka waqooyi bari ayaa waxa lasoo daristay xalad adag, Xalaadan adag ayaa ka dhalatay markii roobabkii guga ay daba mareen wakhtigii ay di,ijireen. Roob la'aantan kajirta gobolka waqooyi bari ee kenya ayaa sababay in ay bilaabaan xoolihii in ay fadhiistaan ama leedaan. Dadka reer guuraaga ah ayaa waxa aykutiirsan yihiin xollaha nool sida;, lo'da, ariaga iyo geela dadkan ayaa hada bilaabay in ay baadi goobaan sidii ay uheli lahaayeen baad iyo biyaba, iyadoo uu daaqii dhamaaday ceelashii biyahana ay gabaabsi yihiin iyadoo mar hore lawaayay biyihii laga heli jiray baliyada iyo Waraha . Mid kamid
ah Xoola dhaqatada ku dhaqan waqooyiga wajeer ayaa sheegay in ay aad ula
ildaran yihiin biyo yaraanta ay sababeeb roob yarida. Abaarta ayay si
siman uga jirtaa imta u dhaxaysa magaalooyinka MANDHEERA WAJEER iyo MOYALE
. Shacabka
S/galbeed waaxaa in taa udheer cadaadiska iyo cuna qabataynta ka imaanaysa
gumaysiga ethopia, Gobjogayaal uwaramay webka soomaaligalbeed ayaa uxaqiijiyay
in aynan jirin baad iyo biyo ayda oo loola cararay xoolihii waxii kicikaray
meelaha ay wabiyaashu maraan. |
||
| Home // Warar hore // Taariikh // Faallo // Maqaallo // Agoonta S/galbeed // Xidhiidhka | ||
| Copy right © Soomaligalbeed 2006 |
Email:Webmastar@soomaaligalbeed.com |
Website: http://www. soomaaligalbeed.com |